• Maanafaay

    From coday45@gmail.com@21:1/5 to Burhaan Warsame on Thu Mar 31 00:09:57 2016
    On Friday, February 21, 1997 at 12:00:00 AM UTC-8, Burhaan Warsame wrote:
    Is it accurate to say that 'Maanafaay', the book by Maxamed Daahir Afrax,
    was the first novel published in the Somali language? If not, can we ascertain which novel should be graced with that honour?

    Also, what were some of the memorable novels you read in the mother
    tangue? Who wrote them? Please comment on the production and content
    quality of those books (i.e. the physical "look" of the book -including print, binding, cover design, etc.- and the storyline, its effectiveness)

    Thanks in advance..

    ---
    bwarsame

    Buugaas Nin miyi iyo markab waxaan akhriyay anoo aha class ka 8aad dadayduna ahayd 15 jir aad baanay u adkayd in buug noocaas oo kalaa aad akhridaa wakhtigaa 2005 magaalada Hargeisa, wuxuuna ahaa book aan aad uga helay saamayn na ku yeeshay naftayda
    hadadan aan qoraalkan soo post garaynayo waxaan raadinayay meel aan ka heli karo book gaas oo aad ilaahada naftaydu u raadinayso wallahi waa buug intaan akhriyay buugaag ka qiimo badan aniga naftayda waana buugii u horeeyeen noloshayda akhriyo ee novel
    ah, mana ilaawi doono noloshayda waxaanan u baahanay inaan book gaas aan helo please meel aan ka heli karo cid garanaysaa haday jirto wllo ha ila soo socodsiiso meelkastaba hayaalee waan u baahanay insha allah.

    --- SoupGate-Win32 v1.05
    * Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)
  • From maslah138@gmail.com@21:1/5 to All on Sat Jul 1 17:38:21 2017
    Yes

    --- SoupGate-Win32 v1.05
    * Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)