• SH.Cumar KHadiib

    From Ainanshe Ali@21:1/5 to Mahmoud Abib on Sat Sep 18 12:20:20 2021
    On Saturday, January 4, 1997 at 12:00:00 AM UTC-8, Mahmoud Abib wrote:
    Omar Khadhiib <oma...@ally.ios.com> wrote:
    Midda aad tidhi Abiib waxaa ka yeersiinayaa waxa uu ku hadlaayo
    jaahilnimo waa runtaa waayo haddii uu aqooni lahaa diiintan sidaasi uma >hadleen umana burburiyeen asallka labaad ee diinta islaamka. Waxaan ku >oogaynaa xujada laga yaabo inuu hanuuno oo uu ka soo noqdo baadida uu
    galay ama fidinayo.
    Ugu dambayn shuboo goyn iyo caddayn dabadeed waa cad yahay xukunka
    islaamka ruuxii diida sunnada ama ku magacaabo shirki iyo garbage.
    Omar,
    What is 'Xukunka islaamka ruuxii diida sunnada'?
    According to Allah's fully detailed book, following any SUNNAH other than SUNNA-TU-ALLAH or XIKMA other than the QURAAN is considered SHIRK.
    I am aware of your "Islamic xukun" for those who reject Sunnada shaydaanku allufay. Our Creator informs us this 'xukun' of yours. You love to shed
    blood on earth!! See 2:30.
    Wa Salaam,
    Mahmoud.

    --- SoupGate-Win32 v1.05
    * Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)