• Waayaha aduunyada (Hees) A. Mooge Liibaan

    From medibramoud13@gmail.com@21:1/5 to Mahad M. Abdi on Tue Dec 10 18:49:21 2019
    On Saturday, 2 August 1997 09:00:00 UTC+2, Mahad M. Abdi wrote:
    Waayaha aduunyada ku wax qaadan mayside
    Ruux walaal kumoodaa hadii uu ku weheshado
    Ood wacad kadiidaa warankaad ku tuurtaa kugu weecan doonee
    Arrin aan wadaagnee waayahay aan kaa helo.


    Heesta todobaadka

    Asc walaal Mahadow! 22 sano kadib halkeed joogta tolow? :)

    --- SoupGate-Win32 v1.05
    * Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)