• Abokor Cawad Bayle

    From sjama24@hotmail.com@21:1/5 to All on Tue Nov 12 03:03:07 2019
    Inta aan ka hayo..
    Abokor cawad...lacag..badan..ayaa
    Ingriiska..ka soo gashay..

    Dabeen na warqad ayaa..uga timi somalia
    Wax..noo soo dir.m

    Gabay ga digasha da ah..ayuu tiriyey

    Inta..kale
    Goo gan ma qaateen..intaan
    Guud yar reer furo eh
    Jiilaalku wuxu gaadaya..guban xagaafteeye

    Geerida horteed aqal cad bay go goshu ii taaleh...


    Waxa..u soo jawaabay..
    Nin kii ay ahaayeen qaraa bada

    Gobta silicday..saymaha..dhacay
    Iyo suurta la afuufay
    Abkorow samaankii na heley wuu ku sugayaa

    --- SoupGate-Win32 v1.05
    * Origin: fsxNet Usenet Gateway (21:1/5)